Talo sharci

Diiwaangelinta

Diiwaangelinta goobta  Isniinta 8.30. 

Fadlan keen dukumeenti muhim ah (warqado ka yimid mas’uuliyiinta, go’aamada, iwm.).

Cinwaanka

Dienerstrasse 59, 8004 Zürich

Link Google Maps

Freiplatzaktion Zurich waxay siisaa talo sharci ah oo bilaash ah iyo matalaad qaxootiga ama soogalootiga iyo qaraabadooda. Waanu ku dhegaysanaynaa, ku wargelinaynaa,  oo kaa Taageereynaa Dadka kala duwan ee magangalyada iyo nidaamka sharciga socdaalka. Waxaan qaadanaa wakiil sharci, qoraal codsiyo iyo cabashooyin.

Wada tashiyadu waa bilaash. Waxaan adeegyadayada wax u qabtaa dadka aan awoodin inay helaan wakiil sharci.

Waxaan kugula talineynaa Jarmal, Ingiriis, Faransiis iyo Isbaanish. Luuqadaha kale, waxaanu ku waydiisanaynaa inaad horsy u soo wadato qof kuu tarjumi kara.

Diiwaangelinta goobta  Isniinta 8.30 Cinwaanka Dienerstrasse 59, 8004 Zurich. Wada tashigu wuxuu dhacaa isla maalintaas subaxdii.

Fadlan keen dukumeenti muhim ah (warqado ka yimid mas’uuliyiinta, go’aamada, iwm.).

 

Freiplatzaktion Zürich

Dienerstrasse 59, 8004 Zürich
T  044 241 54 11
F  044 241 54 65
info@freiplatzaktion.ch

PC 80-38582-1